NEWS TO DAY

SAWIRRO: Sidee RW Kheyre loogu soo dhaweeyay Qatar & Xogta ka dambeysa Booqashadiisa
- May 13, 2017
Ra’isul wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaaladda Doxa ee dalka Qatar halkaas ...
Shil khasaaro naxdin leh sababay oo ka dhacay Duleedka Magaalada…
- May 13, 2017
Faah faahino ayaa ka soo baxay Shil gaari oo naxdin leh oo maanta ka ...
Ruux la socday Nin Isku-qarxiyay Magaalada kismaayo oo la qabtay
- May 13, 2017
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay sheegayan in ...
ARIN NAXDIN LEH: 15 Qof oo Muqdisho ku dhimatay & DFS oo masuul ka ah
- May 13, 2017
15 qof ayaa ku dhimatay xero barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taallo degmada ...
Diyaarado Dagaal oo aan Heybtooda la aqoon ayaa maanta duqeymo xoogan waxa ay ka geysteen deegaanka Kedis ee dhaca Duleedka Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo. Deegaanka la duqeeyay oo qiyaastii 25 km u jira Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo aya waxaa maamul Dhaq dhaqaaqa Al Shabaab. Ma cadda Khasaaraha ka dhashay Duqeymahaasi Diyaaradeed ee maanta ka dhacay deegaanka Kedis ee duleedka Degmada Garbahaareey. Mana jirto cid sheegatay Masuuliyadda Duqeymahaasi iyo wax war ah oo ay ka soo saareen Al Shabaab oo deegaanka la duqeeyay ka arrimiya.
- May 13, 2017
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qaaday talaabo weyn oo ka farxisay dhalinyarada magaaladda Muqdisho ee ...
Diyaarado dagaal oo haatan duqeynaya gobolka Gedo & Xog hordhac ah oo laga helayo
- May 13, 2017
Diyaarado Dagaal oo aan Heybtooda la aqoon ayaa maanta duqeymo xoogan waxa ay ka ...
SAWIRRO: Militeriga Soomaaliya oo cadeeyay iney fuliyeen Amarkii MD Farmaajo & Askari xabsiga…
- May 13, 2017
Xarunta taliska ciiidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu soo bandhigay  shan nin oo  ...

ARIMO BULSHO

Wiil lagu dilay Jowhar oo Meydkiisa lagu wareejiyay Magaalada oo dhan
- May 11, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha hoose ayaa waxaa ay sheegayaan ...
Hello world!
- May 11, 2017
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start ...

ENGLISH

Wiil lagu dilay Jowhar oo Meydkiisa lagu wareejiyay Magaalada oo dhan
- May 11, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha hoose ayaa waxaa ay sheegayaan ...
Hello world!
- May 11, 2017
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start ...