Ruux la socday Nin Isku-qarxiyay Magaalada kismaayo oo la qabtay

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay sheegayan in gacanta ku dhigay nin ay shegeen in uu bixinayay macluumaadka qarax uu ruux naftii hure ahaa ka fuliyay meel u dhaw xarunta madaxtoyada Magaalada kismaaayo.

Ruxan ay ciidama amaanka maamulka Jubbaland gacanta ku dhigeen ayaa waxa ay sheegen in ay arkeen ciidama ninkan oo ku hadlayay Talefoon uu kaga war bixinayay qaraxa qabka uu u dhacay.

Inta la xaqiijiyay qaraxii ismiidaminta ahaa ee shalay ka dhacay meel ku dhow xarunta madaxtooyada maamulka jubbaland ayaa la shegay in ay waxyeelo kaso gartay ciidamada qaraxa lala eegtay Mas’uuliyada qaraxana waxaa sheegtay Al-shabaab.


Shabakada Xoghoose.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail:- Xoghoose@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)