WARKA

SAWIRRO: Sidee RW Kheyre loogu soo dhaweeyay Qatar & Xogta ka dambeysa Booqashadiisa

Ra’isul wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaaladda Doxa ee dalka Qatar halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen boqortooyada dalkaas. Wafdiga madaxweynaha ayaa utagay dalka

Continue Reading »

Qeybta WARKA

Shil khasaaro naxdin leh sababay oo ka dhacay Duleedka Magaalada…

Faah faahino ayaa ka soo baxay Shil gaari oo naxdin leh oo maanta ka dhacay Duleedka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Shilka ayaa yimid

Continue Reading »

WARKA Archives

Ruux la socday Nin Isku-qarxiyay Magaalada kismaayo oo la qabtay
- May 13, 2017
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay sheegayan in gacanta ku dhigay nin ay shegeen in uu bixinayay macluumaadka qarax uu ruux naftii hure ahaa ...
ARIN NAXDIN LEH: 15 Qof oo Muqdisho ku dhimatay & DFS oo masuul ka ah
- May 13, 2017
15 qof ayaa ku dhimatay xero barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taallo degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, xeradan waxaa ku nool 1500 oo qof, waxaa ay ka mid tahay ...
Diyaarado Dagaal oo aan Heybtooda la aqoon ayaa maanta duqeymo xoogan waxa ay ka geysteen deegaanka Kedis ee dhaca Duleedka Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo. Deegaanka la duqeeyay oo qiyaastii 25 km u jira Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo aya waxaa maamul Dhaq dhaqaaqa Al Shabaab. Ma cadda Khasaaraha ka dhashay Duqeymahaasi Diyaaradeed ee maanta ka dhacay deegaanka Kedis ee duleedka Degmada Garbahaareey. Mana jirto cid sheegatay Masuuliyadda Duqeymahaasi iyo wax war ah oo ay ka soo saareen Al Shabaab oo deegaanka la duqeeyay ka arrimiya.
- May 13, 2017
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qaaday talaabo weyn oo ka farxisay dhalinyarada magaaladda Muqdisho ee casimadda dalka. Kulan aan caadi aheyn oo maanta dhex maray Duqa Muqdisho iyo hogaanka ururada dhalinyarada ee ...
Diyaarado dagaal oo haatan duqeynaya gobolka Gedo & Xog hordhac ah oo laga helayo
- May 13, 2017
Diyaarado Dagaal oo aan Heybtooda la aqoon ayaa maanta duqeymo xoogan waxa ay ka geysteen deegaanka Kedis ee dhaca Duleedka Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo. Deegaanka la duqeeyay oo qiyaastii 25 ...
SAWIRRO: Militeriga Soomaaliya oo cadeeyay iney fuliyeen Amarkii MD Farmaajo & Askari xabsiga…
- May 13, 2017
Xarunta taliska ciiidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu soo bandhigay  shan nin oo  ku hubeysana qoriga AK-47 iyo gaari ay u isticmaalayeen falalka dhaca oo  dadka socotada ee mara ...